Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goorma ayaa dib loo bilaabayaa duulimaadyada Soomaaliya?


Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa u sheegay idaacadda VOA in aan weli waqti loo cayimin xilliga dib loo bilaabi doono duulimaadyadii gudaha iyo dibedda.

Wasiirka oo u warramay Haaruun Macruuf ayaa ugu horreyn ka hadlaya baaritaan lagu sameeyey diyaaraddii African Express ee bishi May 4-teedii lagu soo riday magaalada Bardaale.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG