Wararka ka imanaya magaalada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in shan qof ay ku dhinteen laba qarax oo is xig-xigay oo xalay ka dhacay magaalada.
Dadka ku dhintay qaraxyadan ayaa la sheegay in ay dhammaantood rayid yihiin. Warbixintan waxaa Baydhabo ka soo diray wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Facebook Forum