Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahinta qarax ka dhacay deegaanka Bacaadweyn


Baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa maanta lala beegsaday afaafka hore ee saldhig milatari oo ku yaalla magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in ay ugu yaraan laba askari ku dhinteen qaraxa, laakin saraakiisha ciidanka ayaa meesha ka saaray in wax khasaara ah uu soo gaaray ciidanka.

Wararkii ugu danbeeyey ee qaraxa Bacaadweyn waxaa Hobyo ka soo diray wariyaha VOA, Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Qarax ka dhacayy deegaanka Bacaadweyn
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:28 0:00


XS
SM
MD
LG