Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qorrax madoobaad laga arkay qeybo ka mid ah Soomaaliya


Qorrax madoobaad ayaa maanta laga arkay qeybo badan oo ka mid ah Soomaaliya. Dadka ayaa u dareeray masaajiddada si ay halkaasi ugu oogaan salaadda sunnada ah.

Culumada cilmiga xiddigaha ayaa hore u sheegay in qorrax madoobaad laga arki doono dalal ka tirsan Bariga Africa iyo kuwa Khaliijka.

Haddaba, wariyaha VOA, Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan ku eegaya sida looga dareemay qorrax madoobaadka magaalada Hargeysa iyo dareenka dadweynaha.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:42 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG