Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro laga soo daayey xabsiyada Oman oo la keenay Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Waxaa maanta dekedda magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka soo degay 13 dhallinyaro ah, oo mudo dheer ku xirnaa xabsi ku yaal dalka Oman.

Maxaabistaan xoriyaddooda dib u helay ayaa toddoba ka mid ahi waxaa ay ku eedaysnaayeen burcadbadeednimo, waxayna soo dhameysteen sagaal sano oo xabi ah.
Lixda kalena ayaa ayagana ku eedaysnaa dambiyo kale, oo dhowr sano oo xarig ah ay ugu soo dhamaysteen xabsi ku yaalla dalka Omaan.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooag soo dirtay Boosaaso.

Dhallinyaro laga soo daayey xabsiyada Oman oo laga keenay Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00


XS
SM
MD
LG