Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo ka hadlay heshiiska lagu gaaray Jabuuti


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday dalka Jabuuti oo xalay lasoo geba-gebeeyey.

Muuse Biixi ayaa u mahad-celiyey dalalka Jabuuti iyo Mareykanka oo shirkan gacan weyn ka gaystay. Wuxuu sidoo kale ka hadlay caqabadaha shirka uu wajahay.

Dhinaca kale, qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Hargeysa ayaa aragtidooda ka dhiibtay heshiiska la gaaray.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan kasoo soo diray Hargeysa.

Muuse Biixi oo ka hadlay heshiiska lagu gaaray Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00


XS
SM
MD
LG