Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Sabriye oo faahfaahin ka bixiyey shirka Jabuuti


Shirka Jabuuti
Shirka Jabuuti

Waxaa shalay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kulan ku yeeshay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi, kulankaas oo ay marti galisay dawladda Jabuuti.

War-murtiyeed ka soo baxay kulankaas ayaa lagu heshiiyey in gudi farsamo loo saaro kulamada labada dhinac, kuwaasoo ka soo shaqeyn donna qodobada laga wada hadli doono kulamada danbe.

Haddaba Falastin Axmed Iiman ayaa ka wareysatey kulankaas wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, ugu horeyna waxa ay weydiisey kulankaas iyo qodobadii labada dhinac ay kaga wadahadleen.

Wasiir Sabriye oo faahfaahin ka bixiyey shirka Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00


XS
SM
MD
LG