Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulanka Djibouti muxuu kaga duwan yahay shirarkii hore?


Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa markii u horreysay bilowday sanadkii 2011, xilligaas oo ay wada kulmeen madaxweynayashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Axmed Maxamed Siilaanyo. Sidoo kale, waxaa goor dambe kulmay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweyn Axmed Siilaanyo.

Haddaba, maxay wadahadalladan Djibouti ka furmay kaga duwan yihiin kuwii hore? Maxaase fursado ah ee jira? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayuu Haaruun Macruuf weydiiyey Professor Afyare Cilmi oo daraasaadka amniga ka dhiga Jaamacadda Qadar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:11:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG