Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wadahadalladii DFS iyo Somaliland ee Djibouti oo furmay


Madaxtooyada Djibouti ayaa waxaa maanta duhurnimadii ka furmay wadahadal ay leeyihiin ergooyinka ay kala hoggaaminayaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Shirkan waxaa guddoominaya madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo ay ka qaybgalayaan diblomaasiiyiin caalami ah oo uu ku jiro safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.

Haddaba, qaabkii uu shirkani ku furmay ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay weriyahayaga Ramadaan Muuse oo ku sugan Madaxtooyada Djibouti.

Wadahadalkii madaxda Somalia iyo Somaliland oo furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00


XS
SM
MD
LG