Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkee buu marayaa baaritaanka dilkii dhaqaatiirta ee deegaanka Golaley?


Dhamaadkii bishii hore ee May waxaa deegaanka Golaley ee hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe lagu dilay 8 qof oo dhalinyara ahaa, kuwaasi oo 7 ka mid ah ay ahaayeen dhaqaatiir.

Dilkaasi ayaa deegaanka ka abuuray argagax badan, iyadoo maalmo ka dibna uu maamulka Hirshabelle bilaabay baaritaan la xiriira in lagu ogaado ciddii dilkaasi geysatay. Qaar ka mid ah odayaasha deegaanka ayaa ku eedeeyey askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya iney dilkaasi geysteen.

Hadaba, wariyaha VOA, Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ku eegaya wararkii ugu dambeeyay ee halka baaritaankaas uu haatan marayo.

Halkee buu marayaa baaritaanka dilkii dhaqaatiirta Golaley
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00


XS
SM
MD
LG