Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Qoyska: COVID 19 iyo Takoorka Soomaalida


Barnaamijka Qoyska waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay takoorta ay la kulmaan dadka Soomaalida ah ee uu ku dhaco xanuunka COVID 19.

Waxanu barnaamijka si gaar ah ugu soo qaadaneynaa sheekada C/risaaq Cali Boos oo ah aabe daggan magaalada Stpaul ee gobolka minesota oo isga iyo xaaskiisa uu ku dhacay xanuunka COVID 19 balse haatan ka bogsaday. Hase ahaatee dhibaato kala kulmay bulshadii ku dhex noolaa.

Dhageyso barnaamijka oo ay diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:06 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG