HARGEYSA —
Illaa iyo 90 qof oo dalka Turkiga ugu xayirnaa xanuunka COVID-19 dartii ayaa maanta dib loogu celiyay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hageysa ka soo diray.