Isku xirrada

War Deg-Deg ah

COVID-19 oo saameeyey lacagahii Soomaalida loo diri jiray


Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay xog urururin la xidhiidha dhibaatada ganacsiga iyo shaqaalaha ka soo gaadhay cudurka COVID-19, ee caalamka ku faafay.

Shirkada la-talinta iyo xisaabadka ganacsiga ee Ixsaan oo sameysay sahanku ayaa sheegtay in dadkii ku tiirsanaa lacagaha dibedda laga soo diro ay la kulmeen nolol adag.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG