Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiyada Somaliland oo ka jawaabay hadalkii Farmaajo


Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinti Sabtidii ka hadlayey furitaanka kalfadhigga baarlamaanka ayaa sheegay inuu soo dhoweynayao hadal uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku aqbalay in dib loo billaabo wada-hadalladii.

Ayaga oo ka jawaabaya arrintaas, ayaa xisbiyada mucaaradka Somaliland waxay ku tilmameen hadalkii madaxweyne Farmaajo ku sheegay inuu madaxweynaha Somaliland aqbalay wada-hadalladii labada dhinac mid siyaasadaysan.

Warkan waxa Hargeyska kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Xisbiyada Somaliland oo ka jawaabay hadalkii Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00


XS
SM
MD
LG