Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulluumeysatada J/Hoose oo wajahaya hoos u dhac dhaqaale


Kalluumaysatada gobolka Jubada Hoose ayaa ka cabanaya hoos u dhac xooggan oo ku yimid dhaqaalihii ay ka heli jireen kalluunkii ay ka dhoofin jireen magaalada Kismaayo ee badi loo iibgeyn jirey dalka Kenya.

Ganacsatada ku sugan magaalada Kismaayo oo kalluunka oo u diri jirey magaalada Mombasa ayaa sheegay in dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay uu istaagay ganacsigoodii.

Agaasimaha kalluumaysatada Jubaland Cali Maxamed Cabdi ayaa sheegay inay lacago badan uga dhumeen isbedelka ganacsiga iyo suuq-geyn la’aanta kalluunka bilahan.

Agaasime Cali Maxamed Cabdi ayaa u warramay Sahra Cabdi Axmed.

Kulluumeysatada J/Hoose oo wajahaya hoos u dhac dhaqaale
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00


XS
SM
MD
LG