Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Kala duwanaanshaha xildhibaannada ee doorashada


Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda Soomaaliya waqtigii loogu talo galay.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu shalay ka jeediyey baarlamaanka kaga hadlay arrimaha doorashada, oo uu sheegay in lagu qaban doonno waqtigeeda.

Haddaba, aragti kala duwanaanshaha xildhibaannada Soomaaliya ee ku aadan doorashada Soomaaliya, ayaa warbixintan waxaa ka diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Warbixin: Doorashada Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00


XS
SM
MD
LG