Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey Baarlamaanka


Magaalada Muqdisho, xubno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta muddo 10 daqiiqo ku dhow buuq iyo foori ku hakiyay khudbad uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka jeedinayay kal fadhiga 7aad ee baarlamanka Soomaaliya.

Madaxweyne, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo), ayaa jeedinayay khudbad uu dhinacyo badan uga hadlay, hase yeeshee ay ugu muhimsaneyd arrinta doorashada Soomaaliya oo uu sheegay inuu taageersanyahay in waqtigeeda ku dhacdo.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Dhageyso Khubadda Madaxweyne Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00


XS
SM
MD
LG