Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halkuu marayaa baaritaanka dadkii lagu laayey Gololey?


HirShabelle

Wasiirka amniga ee maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa idaacada VOA uga warramay halka uu marayo baaritaanka ay wadaan ee ku aadan ciddii ka dambeysay sideed dhallinyaro ah oo dhawaan lagu laayay deegaanka Golalley ee gobolka Sh/dhexe.

Wasiirka ayaa sheegay inay jiraan dad badan oo ay ku daba joogaan oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen dhacdadii dilka, oo dadka lagu dilay ay 7 ka mid ah ahaayeen xirfadleyaal caafimaad.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Samakaab ayuu marka hore uga warramay baaritaanka ay wadaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG