War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Xanuunada maskaxda ee uu sababo COVID-19

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xanuunada maskaxda ku dhaca ee uu sababay COVID-19. Waxaa inoo soo diyaarisay soona jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Bandhigga VOA
Embed

No media source currently available


XS
SM
MD
LG