Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida ku xayiran Uganda oo dalka dib loogu celinayo


Mogadishu Airport

Mas’uulyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa dalkaasi ka billaabay daddaallo ay ku caawinayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ku xayirnaa bilihii lasoo dhaafay ee uu saameeyay go’aanadii ay dowladda Uganda ay ku joojisay duullimaayadii diyaaradaha ee looga hor tagayay faafitaanka cudurka COVID-19.

Wadanka Uganda ayaa kamid ah wadamada ay ku nool yihiin Ganacsato Soomaaliyeed oo xilligan dareemaya saamaynta uu Ganacsigoodii uu ku yeeshay cudurka Coronavirus iyo go’aanada ay dowladda dalkaasi ay soo rogtay ee ay uga hortagayso faafitaanta cudurka.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed oo la xiriiray mas’uulyiinta safaaradda Soomaaliya ee Uganda iyo qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi ayaa warbixinta magaalada Nairobi nooga soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG