Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ugaas Maxamuud Ugaas Cali oo ka hadlay maqaamka Muqdisho


Waxaa mar kale dib usoo cusboonaaday baaqyada loo jeedinayo baarlamanka inay xal ka gaaraan arrinta ku saabsan maqaamka Muqdisho.

Arrintan ayaa imaneysa ayada warar dhinaca siyaasadda ah ay dhowaanahan sheegayeen in saamiga Muqdisho ee baarlamaanka ay ku yeelan karto lagu kordhin karo ilaa 7 Xubnood oo lagu saleenayo hanaanka awood qaybisga.

Arrimahan ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir OK waxa uu ka waraystay Ugaas Maaxmuud Ugaas Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho.

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka hadlay maqaamka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00


XS
SM
MD
LG