Isku xirrada

War Deg-Deg ah

7 qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho


Ugu yaraan 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen markii baabuur ay la socdeen ay ay miino kula qaraxday duleedka magaalada Muqdisho.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in qarraxa oo ka dhacay agagaarka deegaanka Xaawa Cabdi uu haleelay gaari waday dad u badnaa hal qoys oo u socday in ay ka qeybgalaan aas ka dhacay duleedka Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA, Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00


XS
SM
MD
LG