Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Walaac laga muujiyey in dib loo dhigo doorashada Soomaaliya


Doorashadii 2016

Maalmihii u dambeeyay waxaa soo kordhayey walaaca ay beesha caalamka iyo siyaasiyiinta xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ka qabaan muddo kororsi loo sameeyo hey'adaha dowladda iyo doorashada Soomaaliya oo waqtigii loo madlay ku qabsoomi weysa.

Walaaca ayaa sii kordhay kadib markii guddiyada joogtada ah ee baarlamanka ay dhowaan muddo bil ah ku dareen waqtigii la filayey in guddiga doorashooyinka qaranka ay ku horyimaadeen baarlamanka.

Warbixin ay arrintan ku eegeyso wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG