Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mamaulka Galmudug oo soo rogay amarro amni


Galmudug
Galmudug

Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa soo rogay amaro lagu xaoojinayo amniga deegaanada maamulka.

Mamaulka ayaa sheegay in la mamnuucay jidgooyooyinka la dhigto waddooyinka ee aan sharciga ahayn, iyo weliba maleeshiyaadka hubaysan ee hub sharci-darro ah waddooyinka ku wata.

Amarradan cusub ee dhinaca amniga ayaa weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq uu ka waraystay Wasiirka warfaafinta ee Galmudug Axmed Shire Falagle.

Mamaulka Galmudug oo soo rogay amarro amni
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00


XS
SM
MD
LG