Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubno Al-Shabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Diinsoor


Howlgal saaka ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa lagu dilay dagaal-yahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida uu sheegay maamulka.

Ciidamada maamulka iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramay inuu dagaal dhex maray inta uu socday howlgalka.

Warbixinta waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Xubno Al-Shabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Diinsoor
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:55 0:00


XS
SM
MD
LG