Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo lagu xalinayo khilaafka Deni iyo Karaash oo socda


Deni iyo Karaash

Ururada bulshada rayidka ee maamul goboleedka Puntland ayaa wada dadaallo la isugu soo dhoweynayo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo khilaaf uu ka dhex taagnaa maalmahan.

Ururada ayaa sheegay inay la kulmeen labada mas’uul, islamarkaana ay u xaqiijiyeen inay diyaar u yihiin kana go’an tahay inay isa soo hor-fariistaan si ay xaliyaan khilaafka u dhaxeeya.

Warbixintan waxaa Garoowe kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Dadaallo lagu xalinayo khilaafka Deni iyo Karaash oo socda
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00


XS
SM
MD
LG