Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iska horimaad ay askar ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho


Muqdisho

Iska horimaad ay ku dhinteen askar ka tirsan ciidamada amniga ayaa maanta ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Iska horimaadka, oo dhex maray ciidamada booliska iyo kuwa maamulka degmada Dayniile, ayaa salka ku haya muran dhuleed, wuxuuna ka dhacay dhul goofaf ah.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish, ayaa tegay goobta ay ku dagaalameen ciidamada ka wada tirsan dowladda Soomaaliya, si loogu kuurgalo waxa sababay dagaalka.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG