Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cadaado oo aan lahayn qalab lagu baaro COVID-19 xilli dad badan lagu tuhmayo


Mas’uuliyiinta caafimaadka ee magaalada Cadaado ayaa sheegay inay lasoo xiriirayeen saacadihii lasoo dhaafay dad sheeganaya calaamado u eg kuwa Coronavirus, hase yeeshee dhakhaatiirtu waxay sheegeen inaysan haysanin qalab ay ku baadhaan in dhab ahaan dadkaasi ay qabaan cudurkaasi.

Haaruun Macruuf ayaa Khadka telefoonka ee Cadaado kula xiriiray Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Qaarey oo ah agaaismaha Guud ee Cisbitaalka Cadaado

Cadaado oo aan lahayn qalab lagu baaro COVID-19 xilli dad badan lagu tuhmayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00


XS
SM
MD
LG