Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Coronavirus u saameeyey xafladihii aroosyada?


Waxyaabaha uu xanuunka COVID-19 saameynta weyn ku yeeshay waxaa ka mid ah xafladihii aroosyada, isaga oo baajiyey munaasabado dhici lahaa inta u dhaxaysa bilaha April ilaa August oo xafladahaas badankoodu ay dhacaan.

Haddaba warbixin arrintaas ka hadlaysa diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.

Sidee Coronavirus u saameeyey xafladihii aroosyada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:49 0:00


XS
SM
MD
LG