Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaalkacyo: Xiisad u dhaxeysay Danab iyo maleeshiyo oo la xaliyey


Mas’uuliyiinta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay maanta heshiis ka gaareen colaad gacan ka hadal wadatay oo dhowaan dhexmartay ciidamada Danab iyo maleeshiyo beeleed ku sugan magaalada Gaalkacyo dhinaceeda Koonfureed.

Toddobaadkii hore ayey ahayd markii iska horimaad dhacay ay ku dhinteen dhowr qof.

Faahfaahinta xalka la gaadhay ayaa Sahra Cabdi Axmed Cabdi ay ka waraystay Axmed Maxamed Cumar Falagle oo ah Wasiirka Warfaafinta Galmudug.

Gaalkacyo: Xiisad u dhaxeysay Danab iyo maleeshiyo oo la xaliyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00


XS
SM
MD
LG