Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Shibli oo ka hadlay sida loo ciidi karo ayadoo uu jiro Coronavirus


Sheekh Maxamuud Shibli

Musllimiinta dunida gaar ahaan Soomaalida ayaa isku diyaarinaya u-dabbaal degga maalinta Ciidul Fitriga.

Waxaa soo baxaya su'aalo badan oo ay dadka Muslimiinta ah ay iska waydiinayaan sida ay u ciidi karaan xilligan adag ee uu adduunka saameeyay cudurka Coronavirus.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa arrimahaasi ka wareystay Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed, kuna sugan magaalada Nairobi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:58 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG