Dhibaatooyinka fatahaadaha ay u geystaan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa noqday kuwa soo noqnoqday oo weli xal kama dambeys ah loo heliy la’yahay.
Magaalada ayaa waxaa markii afaraad sanadkan maasheeyey daadad, waxaana ku barakacay qaar ka mid ah dadkii deganaa magaalada.
Hadaba, warbixin uu dib ugu eegayo fatahaadda magaaladan ku soo noqnoqda iyo waxa sababa ayaa waxaa Beledweyne nooga soo diray wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane.