WASHINGTON. D.C —
Waxaa lagu jiraa maalimihi ugu danbeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadan, oo ay aakhirkeeda ku jirto bixinta sakada loo yaqaanno 'Sakaatul-Fitriga'.
Haddaba, Nur Bukhari ayaa ka wareystay ahmiyadda habeenka Laylatul-Qadr-ga iyo Sakaatul-Fitriga, Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar oo buugaag badan ka qoray taariikhda Islaamka, haddana ah guddoomiyaha Hey'adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta Bariga Africa ee fadhigeedu yahay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Facebook Forum