Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliye Cali Gaab oo qarax baabuur ka badbaaday


Jeneraal Cali Gaab
Jeneraal Cali Gaab

Askari ka tirsan ciidamada booliska ayaa ku dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Baabuurka lala eegtay qaraxa waxa lahaa Ku-Simaha Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka Booliska ahna Madaxa Xarunta Barbaarinta Carruurta Agoonta Booliska Jeneraal Cali Xirsi Barre “Cali-Gaab”.

Haaruun Macruuf ayuu taliyuhu uga warramay sida ay wax u dhaceen?

Taliye Cali Gaab oo qarax baabuur ka badbaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00


XS
SM
MD
LG