BAYDHABA —
Ku dhowaad 80 kiis oo ah cudurka COVID-19 ayaa laga diiwaan-geliyey maamul goboleedka Koonfur Galbeed, tan iyo markii cudurka uu soo gaaray Soomaaliya.
Mas’uuliyiintuna caafimaadka ayaa waxay ugu baaqeen dadweynaha nay raacaan tilmaamaha xirfadlayaasha caafimaadka, si loo yareeyo faafitaanka cudurka.
Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhaba.