Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shan Carruur oo Soomaali ah oo ay Dowladdu ka Qaaday Hooyadood oo lagu wareejiyay Awowgood


Haweena iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay shan ka mid ah lix carruur oo Soomaali ah oo hooyadood horraantii sanadka 2020 lagaga qaatay magaalada Grand Forks ee gobolka Minesota oo kowda bisha May lagu wareejiyay Axmed Aden Cirday oo awoowe u ah carruurta.

Barnaamijka waxa uu la hadlay Axmed Cirday iyo fanaanadda wayn ee Hiba Maxamed (HIba Nuura) oo ka mid ahaa Soomaalida halganka adag u galay sidii carruurta loogu wareejin lahaa qoys Soomaali ah, taasoo markii dambana suurto galisay in loo gacan galiyo awoowgood Axmed Cirday.

Dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran:

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:50 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG