Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ka hadashay dagaal ay la gashay Al-Shabaab


Ciidamada Puntland oo ku sugan Galgala

Wasiirka aamniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey dagaal shalay galab deegaanka Balikhadar ee Buraleyda Galgala ku dhex maray ciidamada Puntland iyo ururka Al-Shabaab, dagaalkoosaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah.

Wuxuu kaloo wasiirku sheegay inay magaaladda Boosaaso ka soo qabteen qaraxyo iyo xunbo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin ururka Daacish.

Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasin Jaamac, oo wasiir Gallan wareysatay, ayaa ugu horeyn weydiisay xaaladda guud ee Puntland

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG