Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka buufineysa Ayaxa


Helicopter lagu buufinayo Ayaxa
Helicopter lagu buufinayo Ayaxa

Dawladda Soomaaliya ayaa billowday olole hawada looga buufinayo Ayaxa, oo dhibaato ku haya gobollo ka mid ah dalka.

Sida ay sheegtay wasaaradda beeraha Soomaaliya, waxaa buufinta laga billaabayaa maanta maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo Ayaxu aad u saameeyey, waxaana ku xigi doona degaanno kale.

Cabdulqaadir Samakaab ayaa arrintan ka wareystay, wasiirka Beeraha Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid.

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka buufineysa Ayaxa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00


XS
SM
MD
LG