Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fatahaado cusub oo ka dhacay magaalada Beledweyne


Fatahaadda Beledweyne (Sawir hore)

Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa mar kale ka dhacay fatahaado uu sameynayo wabiga Shabeelle, oo sanadihii ugu dambeeyey ay dhibaato ku qabeen dadka degan magaalada.

Fatahaadahan cusub, oo yimid xilli ay socdeen dadaallo lagu xakameynayo fatahaadaha ama lagu yareynayo khasaarahooda, ayaa keenay barakac ay dadka magaaladu sameynayaan.

Muddo 7 bilood ayaa laga joogaa fatahaadii ugu dambeysay oo dhacay bishii October ee sanadkii hore ee 2019, taasi oo sababtay khasaare nafeed iyo mid maal.

Warbixintan waxaa magaalada Beledweyne ka soo diray wariyeheenna Xuseen Xasan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG