Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqa Burco: "Yaa lasoo celin meydadka dadka u dhinta COVID-19"


Duqa magaalada Burco ee gobolka Togdheer Maxamed Muraad ayaa ka digay inay dadka meelaha kale ugu dhinta xanuunka COVID-19 ee dib loogu soo celinayo maydkooda magaalada Burco ay taasi sababi karto inuu xanuunku sii faafo.

Maxamed Muraad, oo shir jaraa’id qabtay, ayaa ku baaqay dadkaasi lagu aaso magaalada ay ku dhintaaan, oo aan lasoo celin.

Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo maalmihii dhowaa ay kiisaska COVID-19 ee deegaanada Somaliland sare usii kacayeen.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Duqa Burco oo ka digay in loo keeno meydadka dadka u dhinta COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00


XS
SM
MD
LG