Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dr. Axmed: "Soomaalida weli kuma baraarugsana halista COVID-19"


Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in 1,089 qof laga hela cudurka, halka 52 qofna ay u dhinteen guud ahaan.

Haddaba Dr. Axmed Aadan Osman waxa uu ka mid yahay dhaqaatiirta ku howlan la-tacaalidda cudurka COViD-19, dhawaan ayuuna ka soo kacay xanuunka COVID 19.

Dr. Axmed ayaa u sheegay weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle in dadka wali aysan ku baraarugsaneen halista xanuunka.

Dr. Axmed: "Soomaalida weli kuma baraarugsana halista COVID-19"
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:10 0:00


XS
SM
MD
LG