Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee u dhacay shillkii lagu soo riday diyaaraddii African Express?


Burburka Diyaaradda

Toddobaadkan waxaa la filayaa inuu billowdo baaritaanka lagu samaynayo shilkii diyaaradeed ee toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Bardaale ee Gobolka Bay oo lagu soo riday diyaarad ay lahayd shirkadda African Express.

Haatan xog cusub ayaa kasoo baxaysa sida ay wax u dhaceen. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan inoo diyaariyey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:33 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG