Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNICEF oo ka walaacsan halista Coronavirus ee caruurta Soomaalida


Hay’adda QM u qaabilsan carruurta ee UNICEF, ayaa waxay walaac ka muujisay halista Coronavirus ee ay wajahayaan carruurta Soomaalida ee ku nool xeryaha barakacayaasha, kuwaasoo hay’adda ay sheegtay inay xanuunka uga nugulyihiin kuwa aan barakacayasha aheyn.

Walaaca UNICEF ee carruurta barakacayaasha ayaa kusoo aadaya xilli Soomaaliya ay dagaal ba'an kula jirto sidii loo xakameyn lahaa cudurka dunida ku faafay ee COVID-19.

Jamaal Sarmaan oo ah sarkaal UNICEF u qaabilsan dhinaca warfaafinta ayaa VOA-da u sheegay, in hadda ay ku dadaalayaan sidii carrurta qoysaskooda ay nugulyihiin looga ilaalin lahaa in xanuunka uu gaaro,

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow oo Muqdisho jooga ayaa ayaa waraysigan khadka taleefanka kula yeeshay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG