Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo lagu xakameynayo fatahaadda oo ka socda Beledweyne


Fatahaadda Beledweyne

Waxaa soconaya dedaallo xooggan oo lagu doonayo in lagu yareeyo khatarta ka iman karta fataahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ka dib markii uu wabigu jabsaday dhowr meelood oo ku yaalla duleedka magaalada.

Roobab da’ay habeen hore ayaa la sheegay inay sababeen in webiga uu kasoo jabsado dhowr goobood, ayada oo hadda la isku dayayo in biyaha magaalada aysan wada qaadin.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa wararkii ugu danbeeyey ka wareystay wariyaha VOA, Xuseen Xassan Dhaqane.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG