Roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhintay dad rayid ah oo isku qoys ah oo ku noolaa degmada Wadajir.
Dadka dhintay ayaa ka koobnaa shan qof oo isku qoys ah, halka aabihii qoyskana uu dhaawac xooggan kasoo gaaray, kadib markii uu kusoo dumay guri ay deganaayeen.
Goobtaasi waxaa tagay weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste oo warbixintan nooga soo diray.
Facebook Forum