War Deg-Deg ah

Somaliland: Qofkii 4aad oo u Dhinta COVID-19

Maamulka Somaliland ayaa xaqiijiyay inuu qofkii 4aad u dhintay Cudurka Covid-19 halka isla markaana shaaciyay tira cusub oo ah dadka uu soo ritay.

Faah faahinta Waxa Harigesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Dhageyso Somaliland iyo COVID-19

No media source currently available


XS
SM
MD
LG