Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maleeshiyo Daacish ka tirsan oo Boosaaso lagu qabtay


Boosaaso

Iska hor-imaad maanta magaalada Boosaaso ku dhexmaray maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish iyo ciidanka amniga magaalada Boosaaso ayaa sababay dhimashada laba ruux iyo dhaawaca hal qof.

Labada qof ee dhintay ayaa kala ahaa, askari ka tirsan ciidanka amniga Boosaaso ee Puntland iyo mid ka mid ahaa kooxda Daacish oo iyagu weerar duhurki maanta ku qaaday ciidan howlgal ka waday gudaha Boosaaso.

Warbixintaan waxaa Boosaaso kasoo dirtay, Faduma Yasun Jamac.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00


XS
SM
MD
LG