Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Oomaar oo ka hadlay diyaaraddii ku dhacday Bardaale


Oomaar

Wasiirro ka tirsan dawlaladda fdederaalka iyo Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed oo ay weheliyaan safiirrada Kenya iyo Itoobiya ayaa shalay booqday goobta ay ku dhacday diyaaraddii shirkadda African Express.

Diyaaraddaas oo dhacday Isniintii ayaa waxaa dhintay lix qof oo saarnaa oo isugu jiray Soomaali iyo Kenyan.

Haddaba wafdiga waxa hoggaaminayey Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar. Khadkan telefoonka ayuu ugu waramay Haaruun Macruuf waxa ay kusoo arkeen goobtaasi?

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:42 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG