HARGEYSA —
Somaliland ayaa ka dalbatay dalka Shiinaha inuu u soo diro khubaro caafimaad oo ka taageera la tacaalidda cudurka COVID-19, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaaka Somaliland.
Warbixntan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.