Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baraawe oo ay ku dhinteen dad badan oo lagu arkay calaamada COVID-19


Baraawe
Baraawe

Saraakiisha caafimaadka ee magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in calaamadaha cudurka Coronavirus ay ku jiraan magaalada.

Waxay kaloo sheegeen inay magaalada ku dhinteen dad badan,kuwaasi oo lagu arkay calaamadaha Covid-19 inkastoo shaybaar ahaan aan loo xaqiijin inay cudurkaasui u dhinteen.

Dr Cabdullaahi Cabdiraxmaan Nuuraani oo ah agaamisamaha isbitaalka Baraawe ayaa Wariyaha VOA-d Cabdulqaadir Samakaab uga warramay xaaladda magaalada Baraawe ee la xiriirta kiiska CORONAVIRUS.

Baraawe oo ay ku dhinteen dad badan oo lagu arkay calaamada COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00


XS
SM
MD
LG